VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dambi malahan murankeenu - Lyrics

Hubka ay dudmada joogto Isku haynta danaheena Diridiyo is maageenu Dambi maaha malaha murankeenu 2× Kala duruga labadeena Daacadbaabay moodaane Kuwa raba dayawgeenu Maba oga oga oga Maba oga dareenkeena 2× Waxaan kaaga duwanaado In duruufi keenayso Ana fikirku darafkaaga Kula yahay si dacalkaaga Dirirbay u haystaane Waa dabar jacaylkoodu Isku xidha damiirkooda Yaa yidhaa waa diidan 2× Inaan nahay laftiyo diirka Isku tolan dushiyo muuqa Gudahana iskaga duuban Gudahana iskaga duuban Dabcan yaa yaa Dabcan yaa u geysiiya In nallkaasi inoo daaran In ku damaynin heedhe buuqooga Dadka yaa dhab ugu sheega Dadka yaa dhab ugu sheega Fahansiiya fahansiiya doodeena 2×
Queue is empty
-- / --