VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hani - Lyrics

Haniyeey arageeda arageeda Sidii ubixii indhaha qabsadoo Calool is ogayn is ogayn Baan abshir oriyoo Ku amaanay laabtee 2× Hanaan istaylka Akhlaaq hadalkeeda Xishoodka asteeya Inan aan la simaayo Aduunka ma saarna Inan aan la simaayo Aduunka ma saarna 2× Hobeey dadyahoow indhadeeqa Anaa ka heloo hobeeya Ayaan bartaa amaan ku quboo Hani asal weeye weeye Amaan ku quboo hani asal weeye 2× Hani aynigeeda aynigeeda Alaa ka duwoo Alaa ka duwoo Inaan loo huraynin Loo huraynin anaa qirayoo Adkaysan waaye Hani aynigeeda aynigeeda Alaa ka duwoo Ayaan galinkeed Inaan loo huraynin Loo huraynin anaa qirayoo Adkaysan waaye Asturka hugeeda Axsaan falideeda Akhlaaq daaxadeeda Inan aan la simaayo Aduunka ma saarna Inan aan la simaayo Aduunka ma saarna 2× Hobeey dadyahoow indhadeeqa Anaa ka heloo hobeeya Ayaan bartaa amaan ku quboo Hani asal weeye weeye Amaan ku quboo hani asal weeye 2×
Queue is empty
-- / --