VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka anna kujaray - Lyrics

Qofaan runta beegsan karin U badheedhi karin Nabarna baanan karin Noloshu been been la tahay Miyaa loo bogi karaa Qofaan barbarkaaga jirin miyaa Balan lalagaa Markuu wacadkii burburay Ayaan cishqigii banaday Bartaad ku lahayd wadnaha Waxaan ku badalay mid kale Qofuu boholyow ku dhacay U bukoo il daran Bas ahoo dhib qaba Ma ihiyoo waan bogsaday Waxaan ahay ruux bad qaba Jacaylka anaa ku baray Hadana anigaa ka baxay
Queue is empty
-- / --