VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jano jano - Lyrics

Jaaheeda nuurkiyo Joogeeda dheer Kolkay joogsataan Jiriricoodaa jiriricoodaa Jamashadeediyo Jamalka quruxda Kolkaan jaleecaan Jeesan waayaa jeesan waaya Ifraax janaay Janadii ifkee JALIIL isiiyaay Adoon ku jeceloo Jawharadaydii Jaalka kaa xushay Midaan jantay waa Jano jano ku sug JALIILBAA igu galaday Jano jano ku sug Jawharadaydaay Jeex iga midaay Abid ila jiroo aniga ila joog Jawi nuuriyaay Jacayl igu habaay JALIILOW ALLOW Abid wada jirnaa
Queue is empty
-- / --