VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku helay - Lyrics

hilaac iyo nuur ifaay hir doogliyo maan dhayaay hoobaan iyo midho baxaay halbawlaha igu jiraay halbawlaha igu jiraay hankaad dheertahay ragoo hawraar waa laguu unkee halyay karti loo qiriyo habeen dhalad sow ma tihid halyay karti loo qiriyo hbeen dhalad sow ma tihid hilaac iyo nuur ifaay hir doogliyo maan dhayaay hoobaan iyo midho baxaay halbawlaha igu jiraay halbawlaha igu jiraay hankaad dheertahay ragoo hawraar waa laguu unkee halyay karti loo qiriyo habeen dhalad sow ma tihid halyay karti loo qiriyo hbeen dhalad sow ma tihid ku helay haniyeey ku helay markaan ku hantaan dagoo markaan hoy kula dagaan hadhsaday hadhsaday noloshoon ku dagay ku helay hanadaw ku helay horjoogaagaan ku laday habdhaqankaagana u bogay ku helay maantana ku helay ku helay haniyeey ku helay markaan ku hantaan dagoo markaan hoy kula dagaan hadhsaday hadhsaday noloshoon ku dagay ku helay hanadaw ku helay horjoogaagaan ku laday habdhaqankaagana u bogay ku helay maantana ku helay i hoo haniyeey i hoo halbawlaha ii daryeel hankana rajadiisa gali hedana hedana mid qudhaan ka nahay i hoo hanadaow i hoo halbawlaha ii daryeel hankana rajadiisa gali hedana hedana mid qudhaan ka nahay i hoo haniyeey i hoo halbawlaha ii daryeel hankana rajadiisa gali hedana hedana mid qudhaan ka nahay
Queue is empty
-- / --