milgiyo sharaf marwo hanataa
maanka deeqdee masha ALLAH

maaliniyo layl muuq haldhaalay
kaama maarmee masha ALLAH

mataanta cishqigu masha ALLAH
waa maaniyo ubax masha ALLAH

maamuus iyo hees way igu mudantee
way way way waar mar qudha dhaha
masha ALLAH masha ALLAH

murtiyo dhaqan marwo haysaa
xiska maydhee masha ALLAH

meel aan joogaba dhex ku malablay
way igu mudantee masha ALLAH

macaanka cishqigu masha ALLAH
waa marwiyo reer masha ALLAH

Exit mobile version