Heesta Maryan - Lyrics
sow jacayku ima doonan
saw dareenka ma siinin
ana sow kuma diirsan
daganaanna kuma seexan
sow degankii dunidoo dhan
daa'im siiyay quruxoo dhan
dabciyo akhlaaqo dhan
qalbigaygu kuma doogsan
ana maryantan doortay
muqdishan u wada duulnay
gorwan ku dalxiisnaayo
ku dakaynay ku dakaynay
dalkii hooyo ku dakaynay
ku dakaynay boosaso
ka kaalay dagan duulo
kaalay kaalay dawadayda
kalgacyo dagaynaaye
dagaynaa dagaynaaye
yaa xayaati dagaynaaye
saw jacaylku ima doonan
dawadiisa ima siinin
saw daryeel kaaman helin
farxad sowmaan duurduran
saw diraacdi hablahoo dhan
u saraysay dumaroo dhan
naftu sowma doonayso
dooqayga kama helin
ana maryantan doortay
muqdishan u wada duulnay
gorwan ku dalxiisnaayo
ku dakaynay ku dakaynay
dalkii hooyo ku dakaynay
ku dakaynay boosaso
ka kaalay dagan duulo
kaalay kaalay dawadayda
kalgacyo dagaynaaye
dagaynaa dagaynaaye
yaa xayaati dagaynaaye