VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf ku dooneesaa - Lyrics

kasha midii dagtee ku dakaynaysaay kuma doorsadoo kuma dagi karee kal ku doonaysaa kaa maarmi karin niyad kuu bugtaan kuma nici karayn kaafi deeqdayoo KARIIM igu simaay kalmad aanad rabin kulamaba raboo niyad kaa jabtiyo mid kadeedaba xaqii kuma tuseen naf kurboonaysaad kaalmadeed tahoo adigaa kasbadoo way ku dooratee hadaanan ku arag noloshaan karhaayo korka iyo qalbiga murugaakortee
Queue is empty
-- / --