VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasro - Lyrics

dhalinta ciidena joogta adaa dhiiri galiya maanta dhabtii waxa tahay tusaale dhamaan ku daydaan dadkeenu dhamaysbaa tahay nasraay dhaliil ma lihid xumaan dhigaabad u tahay haldoor dhabeel baa tahay quruxda gobiyo dhaladkii qarniga dhambaaladu ay xuseen rabina u dhameeyay sharaf dhaayahii ku arkaa qancee dhibaato ha mudan nasraay dhildhilan qorqornidii agjooga dhexdaada qiyaasan muuqa dhalaal wacaneey hanaanka waxa tahay dheeman dumar sidaad u dhaadan guusha qofbaa tahay himilo dheere raxmaan kuma kala dhantaalo dhabeel baa tahay quruxda gobiyo dhaladkii qarniga dhambaaladu ay xuseen rabina u dhameeyay sharaf dhaayahii ku arkaa qancee dhibaato ha mudan nasraay
Queue is empty
-- / --