VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qofta waa xariir - Lyrics

waa xuural cayn mid qurux xul ahoo waa xaruuriyoo qoftu waa xariir ma xaqiri karee xurmo dhawrsanaa waa xilo janee xaas ku fiicanaa xadantoodayoo maankay xadee dhaban xaadle iyo xubno jalaqsanaa hadal xanaf le iyo ma taqaan xinkoo qoftu waa xuloo waa sii xad dhaaf ma xasidi karee xigto dhaladsanaa ma dhigtoo xijaab xishood miiranaa
Queue is empty
-- / --