VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rag iyo doolar - Lyrics

jacaylka dartiis miyaad dib kirtaa dareenku miyuu qudhaada dabraa miyaad damacdaa nafaan ku daneeyn nin daallan miyaad durbaan u tumtaa rag doollar wataa (rag digaag qalaa) hablaha bahdilee miyaad daydaydaa dayuus baradoo miyaa dahabeey hankaaga dishaaa duruufta miyeey adiga ku dirtaa ninaan damqaneeyn diirnxeeyn la daadihisaaa jacaylka daahsoon miyuu ku dagaa dhaqanka duuggaa adiga dumisaaa rag doollar wataaa (rag doora qalaaa) hablaha bahdilee miyaad daydaydaaa dayuus baradoo miyaad dahabeey hankaaga dishaaa
Queue is empty
-- / --