Shukriyeey quruxdiyo
asluubta Iftiin nuurkiyo
ileeyska Akhlaaq garashiyo
aqoonta Astaan gobanimo
edaabta Adaa ku abaabay
Heeheey uu lala lalaaaa 2x

Adaa u qalmoo ammaantaa
Shukriyeey gabaygiyo araarta
Oraahda jacaylka afkayga
Usoo marshay aawadaada 2x

Ogoow shukriyeey ogoow
Ogoow aayaha danbe ogooow
Adaa u qalmoo naftayda
Ishaartay ishaartay inaan ku doonto 2x

Adaa uurkiyo bogayga kubeeroo
arammi caashaq jacaylka adorihiisa u
dgoonkiyo qiimihiisa ayaad ku asteeysay
hee heey uu lalaa laa-you are so beutifull 2x

Abaabul naftaan u ooman
ineey kaligaa agjoogto
astee muhashada ubaahan
adduunyada weheshigaaga 2x

Ogoow shukriyeey ogoow
ogoow aayaha danbe ogooow adaa u qalmoo naftayda
shaartay inaan ku doonto 2x

Exit mobile version