Heesta Yaab badnaa - Lyrics
Qoftu yaab badnaa
Midab qurux sanaa
Dhex qiyaasanaa
Qof jaleecay baa
U qushuucayeee
Qoftu yaab badnaa
X2
Qofku yaab badnaa
Oo qaab fiicanaa
Ma qom soo socda
Qeerkiis ragaba qimo
Dheer yahee qofku
Yaab badnaa x2
Qoftu yaab badnaa
Inta quruxsan bay
Ugu quruxsan tahee
Qoftu yaab badnaa
X2
Qofku yaab badnaa
Oo yaab badnaa
Waan ku qaatayoo
Qalbiguu xadaye
Qofku yaab badna
X2
Qoftu yaab badnaa
Ma qureesh dhalaa
Qoftu yaab badnaa
Hadal qanisanaaa
Qoftu yaab badnaa
Sida qaanso roob
Nuurkii qaadatee
Qoftu yaab badnaa
X2
Qofku yaab badnaa
Qosol quruxsanaa
Qofku yaab badnaa
Hadal qanisanaa
Qofku yaab badnaa
Sida qaanso roob
Nuurkuu qaatayee
Qofku yaab badnaa
X2