VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yarta - Lyrics

yartii sahankii jacaylka ku soocday haday i diiday miyaan ka samraa dadyahaw yartaan siriqdaa cishqiga seetada ka furfuro qalbiga miyaan ka tiraa sadriga suga mise waan sugaa saadaal ku habaa naftoo darteed u silcaa aniga hadaan laysoo sasabin sidaan ahay loo gudbinin naftaydaan saarayaa yaduna safku neefliyo sookeeyay raacaysaa
Queue is empty
-- / --