VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sirtaada - Lyrics

sirtaada samadkaa siday u socotee ka seexan waye ma sabraa mise soo noqon mayside ii kala sifee soole sababtaa saxriiraye sidee u sabsabaya naftee su'aasha kula imaada si saxa iima siiside ala sikaarte ku sugaa sadkayge saantaada subax walba suradiisa hayaa sahal igu siiye imisan kasoo adaa kugu saabayee sadriga i saare silic may sixdee ma haystiyee sababtaada waye samaan badnaa su'aasha kula imaada si saxa iima siiside ala sikaarte ku sugaa sadkayge
Queue is empty
-- / --