VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi - Lyrics

baashihii aduunkow waxa ii bushaaro ah bilisiyo warkaagoo adigaa duluud kaba bulshada uheystee baahida kalgacalkee barta kutaal wadnaha bilistaydan jiiftaa anaa kaaga beer nugul oo aan bogsaynayn boqol sano hadii aan kala baadiyownee axdi baajin maayee adna ha iga baydhin balanku wuxuu inoo yahay bad baadiyo salaanee ha badalin jaceyl keena wacadkana ha bayneen boholyowga caashaqu goortuu na weeraray bixisadaa abuuriyo barta cudur aan hadhin adigaa bayaanshee ileen aduun la maaliyo adba araami baaliyo baag weyni qodotoo ha igu xumahaa baa waataa barbaaree balalkiyo xadkiisii xiyibaha dhaafee axdi baajin maayee adna ha igu baydhin balan wuxuu inoo yahay badbaadiyo salaamee ha badalin jaceylkeena wacadkana ha beenayn
Queue is empty
-- / --