VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badbaado - Lyrics

barbaarta yaekaan ka eegtay wiilkii isha iiga qaabay intii caashaq aan baraayay anigu baaq baan ku raacay anigoo balad xaawa jooga muxuun bari iiga baaqay kolkaan boosaaso gadhay buxuu burco iiga heesay anoo meelo siimaraya haduu bada doonka raacay qaatay inuu peen ila jilaayo adigaa boqoroow ogeee ibixiyoo iga badbaadi hadaan bogsadoon ka rasto isdaan uuga bopoday caashaq jacalka hadaan ubooyo hadan nin danbe ubaroorto hadaan baxsanoow idhaahdo aniga balaayo hayga raacdo baxduunbaan intaan uqaatay jacalkii bari samaad bishaarada igu yeerayay bilkharbaan uugu jawaabay yarkii boga iifadhiistay yarkii berka iga saaray yarkii boga iisalaaxay inan ubaraarugaynin markii ka bogtuu ogaaday haduu bada iigu jiiday inuu bohol iiqodaayay adaa boqoroow ogee ibixiyoo iga badbaadi
Queue is empty
-- / --