barbaarta yaekaan ka eegtay
wiilkii isha iiga qaabay
intii caashaq aan baraayay
anigu baaq baan ku raacay

anigoo balad xaawa jooga
muxuun bari iiga baaqay
kolkaan boosaaso gadhay
buxuu burco iiga heesay

anoo meelo siimaraya
haduu bada doonka raacay
qaatay inuu peen ila jilaayo
adigaa boqoroow ogeee
ibixiyoo iga badbaadi

hadaan bogsadoon ka rasto
isdaan uuga bopoday caashaq
jacalka hadaan ubooyo
hadan nin danbe ubaroorto
hadaan baxsanoow idhaahdo
aniga balaayo hayga raacdo

baxduunbaan intaan uqaatay
jacalkii bari samaad
bishaarada igu yeerayay
bilkharbaan uugu jawaabay

yarkii boga iifadhiistay
yarkii berka iga saaray
yarkii boga iisalaaxay
inan ubaraarugaynin

markii ka bogtuu ogaaday
haduu bada iigu jiiday
inuu bohol iiqodaayay
adaa boqoroow ogee
ibixiyoo iga badbaadi

Exit mobile version