VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barbaarta - Lyrics

Barbaarka yarkaan ka eegtay yarkii isha iigu baaqay wiilkii caashaqan aan beernee aniga boob baan ku raacay aniga oo balad xaawo joogo maxuu bari iiga yeeray kolkaan boosaaso gaaray muxuu burco iiga heesay anoo beer sii maraayo haduu badda doon ka raacay inuu been ila jilaayee adaa boqorow ogaaye i bixiyoo iga badbaadi hadaan bogsadoon ka reysto sidaa uga booday caashaq jaceylba hadaan u booyo hadaan nin dambaba u baroorto hadaan baxsanow iraahdo aniga balaayaba ha iga raacdo
Queue is empty
-- / --