VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxnaano - Lyrics

Baryaan ku sugayee Ku baxnaaninaayee Aaway barashaydeeniyo Macaanow Miyaan soo baqooolaa Ubaxaynu beerniyo Buugii jacaylkana Baryo soo qoraayoo Balantii maxaa helay Hadaan bilis xishooneen Baaqi dumarna igu jirin Soo maan bareereen barta aad ku nooshahay baryo maan imaadeen Waa adigan Bogaagiyo beerkii iyo wadnaha badankaaba iga jaray Kana baxay jacaylkii Bilaahidii dhaartiyo Baryadii habeenkii Baashay wacadkee Axdigii baylahay Hadaan bilis xishooneen Baaqi dumarna igu jirin Soo maan bareereen barta aad ku nooshahay baryo maan imaadeen
Queue is empty
-- / --