VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilaash xeyte - Lyrics

rag waxaa uliitee ruuxii aad is barataan baryo isu riyaaqdaan jaceyl isu rogtaan markaad reer yagleshaan runta aad wadaagtaan rixin goys ma daayee raaxada dhibaysee ma rabo rafaadkee rubadaad igoysoo kaa reystey dhibkaage rugmo wada gaynee raadso meel kalee ragii aan yiqiinee runta dumar ku dhiqi jirey hadba wixii urooniyo raali galin yaqaaney midaan rays qabow iyo rayn rayn aqoonoo gododleyn urooriyo bilaash xayta aa roogey ma rabo rafaadkee rubadaad igoysoo kaa raystay dhibkaagee rubadaad igoysoo kaa raystay dhibkaagee rugmo wadaad geynee raadso meel kale
Queue is empty
-- / --