Heesta Calool xumo jacayl - Lyrics
sidi aadami nacaboo
arxan daran geddiisiii
hadddii aad dhibtaydani
istareex ku tahayooo
ood ku gudi abaalkii
ilmaday iga socotee
qulqulaysa aayari
ililahay samaysaa
iiin igu noqotee
aafadaa jacaylkiyo
adiguna nitaaqada
waxba ha igu eegine
mar uun ii calool dabac
marawaalka caashaqa
kolkeey timid arwaaxdii
wiilkii guddoonshee
iiga yeeray laabtoo
kuma aan illaawinee
ma arxamee iblaysaa
inoo kala adeegee
anna kuu samcayoo
anna ii wartabiyee
aaafada jacaylkiyoo
adiguna nitaaqda
waxba ha igu eeginee
mar uun ii calool dabac...