sidi aadami nacaboo
arxan daran geddiisiii

hadddii aad dhibtaydani
istareex ku tahayooo
ood ku gudi abaalkii

ilmaday iga socotee
qulqulaysa aayari
ililahay samaysaa
iiin igu noqotee

aafadaa jacaylkiyo
adiguna nitaaqada
waxba ha igu eegine
mar uun ii calool dabac

marawaalka caashaqa
kolkeey timid arwaaxdii
wiilkii guddoonshee
iiga yeeray laabtoo
kuma aan illaawinee

ma arxamee iblaysaa
inoo kala adeegee
anna kuu samcayoo
anna ii wartabiyee

aaafada jacaylkiyoo
adiguna nitaaqda
waxba ha igu eeginee
mar uun ii calool dabac…

Exit mobile version