VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ciil - Lyrics

guga oo hilaaciyo marka galan gal roobaad inuu geeda bixiyiyo galadaha sugaayaba waa gubad abaariyo hada waa gawaan madhan gaydhadiir madheydh waa ta laashay godolkoo lala galin haruubkoo loo qaadin gaawaha gar madoobe taliyiyo markaan garab sugaayaba waakaa axdigii gabay oo igu dayrshay gabanada oo aan ciil la golon golay gurgurshaaga awrtiyo markaan geedigii raray waakan gaabshay socodkii aniguna gadaan rabay inaan guunta soo furo hada way guracantahay waa duul is gurayee gadaal looma raacee guul dariyo nasiibkuna waa laba is garabyaal
Queue is empty
-- / --