VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cisi iyo sharaf - Lyrics

ninkii ceeeb mutaystoow qofuu caashaq sahansaday u calalaacalaayoow isku celi ilmada oo cidna ha ugu dudin taa yuu uurku caloolyoow kugu rebin ciil aad cisho hore la kulantee caashaqa iska ilaw aniguna cisi iyo sharaf cimrigay mutaystoo nasi iguma ciganine nin i ciil tiraan helayeey dumar caadadooduna hadba kii ciseyay ululaan caleemooo calaf kay ka dhigataa u dhalaan caruur badan casar liiqii cishihii markay tahay cuudkay u shidaanoo farxad kula caweeyaan gogol kula cayaaraan aniguna cisi iyo sharaf cimrigay mutaystoo nasi iguma ciganine nin i ciil tiraan helayeey
Queue is empty
-- / --