VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

teedi dagal qurxoon xeebta dacaladeed doogu ka baxay naf ku deexato waxan ahay dartaa dareen lagu shido guud saaran doone go'aanka dagan ilaa la soo daahdahsho oo goob jacayl u baxo oo wuu i daafsadoo waan u darsamee yaa i haya dawada aan ku dayn lahaa naftaa laha dhacoo meeraha dul mara dayaxa iyo dhulakaba sahan dookhsado dalabyada cishqigu saarten diiraduu qayri ruuxa yidhi kala kaca dulmiga culimada ka dheer dacad wada jirkeen wuu i daafsadoo waan u darsamee yaa i haya dawada aan ku dayn lahaa
Queue is empty
-- / --