Heesta Dareen - Lyrics
dadka adaa iila wacan intu
daaim uumee dareenkii
naftaydiyo dawadaydibad
tehe
xididada dareenkiyo wadnaha
dacaladiisaad u dirtaa kalgacalo
xiisahaad dakaysaaye
cishqi igu da aayiyo jacayl aan
dhamaanbaan dusha kaa
huwinayaaye doxadiisa ila maal
aduunkan dushiisa inta kula
da daada a ee doob arlada jira
inankii aan ka doortow
kama daalo aragaaga aduunban
ku doonaa dookhay ku
raadshaa caashaquna dul
joogaaye