VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo - Lyrics

sidii dagal qurxoon xeebta dacaladeed doogu ka baxay naf ku deexatoo waxan ahay dartaa dareen lagu shidoo u taalan doonee oo aan ka dagin ilaa lasoo daadahshoo dab jacayl u baxoo uu i duufsadoo kaan u doorsame yaa ii haya dawada aan ku dayn lahaa nafta la daala dhaco meeraha dulmaraa dayxiyo dhulkaba tahan dookhayadod dalabyada cishqigu i saarteen diiradoo dayri ruuxa yidhi kula kacaa dulmiga dadnimada ka dheer daacad wada jirteen
Queue is empty
-- / --