VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ha igu dayrin - Lyrics

qof daryeel sugayoo dawo aanad u ahayn dabin looma dhigee daacadaa la tusaa dumarbaan ahayoo daryeelbaan sugayee dayn la iga baxshiyo maxaan anigu diidi laha ha igu dayrin danbi aanan lahayn ha iga saarin dushe dadku yaanay ku maqline hadalkaaga dabool naf jacayl dirqiyoo daalanbaan ahayoo ruuxaan dooran lahaa dadaal uusan lahayn darmaan baan ahayoo door waxaan bidayee doob inaan la darsee maxaan guur ku diidi laha
Queue is empty
-- / --