VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hogaan caashaq - Lyrics

dareen qalbigan holcoo wadnaha hugunkiisa maqal ilmada iga hibitiqdoo ka hoortay ishaydan eeg afkuna waa kula hadlee hufnaan ugu celi jawaab hawraaraha soo baroo kalsoonida laga helena hadyad uga yeel dhagaha naftana waan kuu huroo jacaylkaagaa i hayee adooon cidna igu helayn hugaagii i ga dhigoo hogaanka u hay cishqiga habsii laab heeganoo cishqigu hayin kaaga dhigay kashaydan hagoo hanoo haasaawaha ila wadaag dookhuna kaa hari maayee halyeeygaan doortayoow cilaaqaad iyo heshiis damiirkan kula hayiyo daryeelo hankan ku raba naftana waan kuu huroo jacaylkaagaa i hayee adooon cidna igu helayn hugaagii i ga dhigoo hogaanka u hay cishqiga
Queue is empty
-- / --