inan yahow adaan kuwatayoo
idilkood ragaba kaa aaminee
balantiyo axdigaba
ha iloobinoo ha iga aamusine
waan kuu ildaranee
soo eeg dhankaygoo
ila qaybso caashaqa
aroor iyo haben
naf tosanoo kuuilmeynayseee
aragaaga jecel
nin adoo kaloo
ama dul aqoona
kuma ogi ifkee
waan kuu iladaranhee
soo eeg dhankaygoo
ila qaybso caashaqa

Exit mobile version