VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ila qurquri caashaqa - Lyrics

qaaligiii naftaydoow qiyaas li i aduumbaa cidba ku qafiiifoo miyaan qarin karaayaa naftaydaad quseysaa qaybtaa muhiimkee iga qaybisaa tahee sidee kaaga quustaa qudha kuu diyaaroo nolol raaxo loo qiray kula qaybsanaysaa ila qabo dhankaagoo ila qudh qudhi caashaqa hadal lagu qancaayiyo qumanoo qaloocneen dadku quursan waligii adaa qira wanaagee qasad kayga weeyee inaan kuu khidmeeyee qaladkaa ilashoooo kugu qaatumaysteee qudha kuu diyaaroo nolol raaxo loo qiray kula qaybsanaysaa ila qabo dhankaagoo ila qudh qudhi caashaqa
Queue is empty
-- / --