VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamasho - Lyrics

Cirkoo jeer arooryaad Sagal jaadba jaad iyo Jeegaan ku ladhan Tahay jahiisa leedahay X2 Inta dunida joogtana Adaan kaa jeclaystoo Kalgacayl ijiidhoo wad- Nahayga jilaabta jirkay Giyo qalbiga lulay x2 Naftan jamashadediyo Kama jeedo geedaha Jacayl weheshigaagee Waligaa ila joog hoy hoy Ila joog macanow ila Joog abidkaa ila joog X2 Dhul xareedi jiiftiyo Dhiruu ubax ku jaran Yahay ama jawi barw- Aaqaad jaahiisa ledahay X2 Raga dunida joogana Jaalkaan ka doortow Jacayl igu abuuroo Naftan lagu jarabay Baa ruuxaygiyo jismiga Lulay x2 Naftan jamashadediyo Kama jeedo geedaha Jacayl weheshigaagee Waligaa ila joog gacaliye Ila joog qalbiyow ilajoog Abidkaa ila joog x2
Queue is empty
-- / --