VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jees jees - Lyrics

qalbigan ku jeelanee caashaqu jirabaayee marnaba kaa jeesane intaan ku jaleecayee jabkaaba iigeystaye jees jeesba ismad odhan anaa joogi waayaye jidhiidhico iinaxdiyo jidhkaaba yuu damqane jarkaa iga tuur aniga jaceylkuna hay dilee wadnaha hay kala jabshee jabkaba ka dhowr naftoo jawaabtaba hayga gurin qalbigan jabaqdaa hayee qaamuraya jamashadee jibada igu beerayee hawada jalbeebaya ileen ijalbeebiyee cawdaba imaadan jarin cishqaa jalbin iitumoo kalgacalbaa ujiibiyee cudbaa ujantaa hayee adigu jilibkaba ha furin jaceylkuna hay dilee wadnaha hay kala jabshee juqdaba kaba dhowr naftoo jawaaabtaba ha iga gurin
Queue is empty
-- / --