VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta lahasho - Lyrics

sidaa laabka qaansadaa rido loogu ganaybaa ana laygu waynyahoo waxa layga baantaa jaceyl layla qimayee markay laba iseegtaba waxay laabtu moodaa inay igu lamaanyihiin ana lahashadaydii wali luulkii kama biibin naftii kuu lurtootee lulmanaysey awgaa sirmaa taha jaceylkuba markay laydhu qaadee uuku baaho leemaadh meel aan lugtaadu gadheyn nacas iyo mid liitoo oo aan rabin libdhaataada hawl yari ku loolaan cado loolka sheekadaa ana lahashadaydii wali luulka kama biibin naftii kuu lurtootee lulmanaysey awgaa ana lahashadaydii wali luulka kama biibin naftii kuu lurtootee lulmanaysey awgaa
Queue is empty
-- / --