VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf baan qasbayaa - Lyrics

nafbaan qasbaya ku jecel qusiyo qanacdee danoo dano qumaati u ladin hurdada adoo qaladadan ka galay u ay kuu qiildayoo go'aan kaa qadan karin si kastood u qaloocsantahay halkaan shalay ku qudriyo wadnahaad qaybtiisa tahoo beerkaad qaadataa ku tubay waxaan qarsadaa jacayl nabarku meeshu qabsaday qiyaastii ma taaban karo dhakhtarku daawo iima qoro kalmankii maba qaadan karo wax kale ima qaboojiyaan
Queue is empty
-- / --