VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta nin iciiltirabaan helay - Lyrics

ninkii ceeb mutaystow qofkuu caashaq sahan saday wuu calaacalaayo isku celi ilmada oo cidna ha ugu dudin taa yuu uurku caloolyaw kugu reebin ciil aad cisha hore la kulan tee caashaqa iska ilaw aniguna cisi iyo sharaf cimrigay mutaystoo nabsi iguma ciganine nin i ciil tiraan helayee dumar caadadooduna hadba kii ciseeyay u lulaan caleemaha calaf kay ka dhigatay u dhalaan caruur badan caasar liiqii cishihii markay tahay cuudkay u shidaan farxad kula caweeyaan gogol kula ciyaaraan
Queue is empty
-- / --