VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahwi - Lyrics

imisaan sanada badan salaw iyo wareer iyo sahwi aan ku raagoo seeri aan ku oodnaa xusuustuna sareediyo ii ahayd sad gaaroo samihii dhexdeeniyo ku sugaayay wacadkii wuxuu saatir ii qoray sina iguma dhaafinee waan sugi sadkaygee raboow ha iseejin sidaan rabay imisaan sanada badan sahashaday jacaylkoo seedihiyo halbawlaha wadnahayga uu saraayee saqda dhexe habeen kii seexan waagu igu dhacay sabab baad u noqotoo aan dartaa u silcaayayee
Queue is empty
-- / --