VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo dhaaf xuduudii - Lyrics

dhaaxaan xanibayoo caashaqa xayirayoo meel adag isaga xidhay xadki noo dhexeeyiyo soo dhaaf xuduudii wuuna jabiyay xeerkii waakan xawaariyo xooga igu jiidhee xumad igu shidaayiyoo ku xasilay naftaydee xagee looga kacayaa tolow yuu xushmeya xidhiidh ay wadaagaan oo xalkiisa heli kara xujadiisa furikara xaasid ba an inuu yahay oo xumaan inoo qabo waxa noo xaqiiqa ah cilmibuu xabaal iyo ku xereeyay iilo hodan xilo u noqonine wali ruux xaq dhawriyo xanaaniyo wanaagiyo xiiso uu uyeeshoo ka xorooba lama arag
Queue is empty
-- / --