VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Umul jacayl - Lyrics

hadana samir iyo dulqaad kugu sabin hadaanan sadrigiyo bogayga kugu sidan hadan salawga iyo saluug ka jirin hadana saxanow samaan kula rabin hadana sayd iyo suldaan kaa dhigin allah ina seejino jacaylkeeni sugee hadaynan sabab la iman miyaad noqon lahaydsaygayga miyaan noqon lahaa sedkaaga hadana surmiyo sahana ii galin hadana saban iyo sanadba ii bixin hadana siganoo dayrtay sir galin hadaanad sidanoo cashaqa sooryeyn hadanad ii sabni sidii aan sabi ahay allah ina seejino jacaylkeeni sugee hadaynan sabab la iman miyaad noqon lahaydsaygayga miyaan noqon lahaa sedkaaga
Queue is empty
-- / --