VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa maalinteeni Puntland - Lyrics

waa maalinteenii magaceed haraagee putland ay midowdee caqligeena maalnee maskaxdiyo maankiyo isugeynay muuqee mid kaliya ahaanay madaxa itaabaa naxariis qabtaayee midigta isu dhiiboo si mug weyn uciidaa waa maalinteenii meel aynu joognaba mid yar iyo waayeel farxad lagu majeertee maskab kaan lahayniyo maalkeenii bixinee danta midan ka yeelnee marxad itaabaa maxadis cabtaayee midigta isu dhiiboo si mug weyn uciidaa midigta isu dhiiboo si mug uciidaa
Queue is empty
-- / --