VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta waar hadaanad tumayn - Lyrics

jaceylkan xusi jiray tabaalada aan ka jiray tin iyo cidhib aan kusiday tan iyo waagaad ogeyd tabtaan rabay gaadhi waa wuxuunbuu tabanayaa waar hadaanad iitumayn ama aadan tagaynin taswiir camalaad utaagn tahay ma tiirkii magaaladaad tahay jaceylkan tirin jiray tusmiyo khayr aan kuwaday tashigu kaligii ahaa tarmee ubaxaa ukalahee taageeridii caashaqeenu tagoogaha way ijabisee waar hadaanad tumaynin ama aadan tagaynin taswiir camal utaagan tahee ma tiirkii magaaladaad tahay ma tiirkii magaaladaad tahay
Queue is empty
-- / --