VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta War hadaadan tumeyn mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Nasteexo indho
War hadaadan tumeyn

jaceylkan xusi jirey
kabaalada ka dhowri jirey
tin iyo cidhib aankusidey
tan iyo waagaad ogey
tabtaan raby gaadhi waa
wuxuun buu tabanayaa

codkii Nasteexo indho