Heesta Waynoo ha ina kala wadin - Lyrics
wadnaha iyo waaxyahayga
kii waraabinaayey dhiigoow
waan waanta sharaftayda
midkii igu wacnaadee
waajibka igu yeeshoow
ifka waxa ku nool wiil
kaan ka weheshanaayow
waynoow ha ina kala wadineey
waa qad llaba is jeceloo
liibaan ku waartooo
aan is waayin inaga yeel
wacadkii illaahay
wada dhalashadeenii
waligay ismaan odhan
cidbaa kuula siman wali
ka warhaysid adiguba
nafta inaan wadaagnoo
aheey kuu warwarayee
waxaan anigu jecelahay
ladan wada jirkeenee
waynoow ha ina kala wadinee
waa qod laba is jeceloo
liibaan ku waartoo
aan is waayin inaga yeel
waaya jacayl baan la walbahaareee
kii aan dartiis u wwaashoow
weehweeha shalay caashaq
kaan wayda u hayee
marna ii walaalee
wadka haduu iga celin kari
kaan ka waabanaynoow
waynoow ha ina kala wadiney
waa qod laba is jeceloo
liibaan ku waartoo
aan is waayiin inaga yeel
ha warwarin anoo nool
wardiyeey lib baad mudan
wakhtibaa is keen badi
qayrkaabaad ku wiirsani
waa adiga waxaan helayaba
waxaan haabanayaaba
ruuxa aan u hurayee
waxaan anigu jecelahay
ladan wada jirkeenee
waynoow hayna kala wadineey
waa qod laba is jeceloo
liibaan ku waartoo
aan is waayin inaga yeel