VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaashaan - Lyrics

Calashaan iftiinkaaga Cadradyahay jamaalkaaga Calashaan hilaacaaga Cisadiyo sharaftaada Calashaan wanaagaaga Curadyohow asluubtaada Calashaan macaankaaga Caafimaad ku hadalkaaga 2x Dhabanada casaankaaga Caamahaanba muuqaaga Calashaan jacaylkaaga Cumamada xusuustaada Calashaan calashaan calashaan Calashaan jamaalkaaga Carfoonaan carfoon carfoon Carfoonaanta xubigaaga Codsanaan codsanaan codsanaan Codsanaanta udugaaga Caashaqaaga caadhaqaaga caadhaqaaga Caadhaqaaga tiradiisa 2x Calashaan woow cudoonaanta Cugashada obabaay dareenkaaga Cawiyay axsan xusuustayda Casuumada xilwa labadeena Calaashaan baby cawaysinta Ciyaaraha liibiya jacaylkeena 4x
Queue is empty
-- / --