Calashaan iftiinkaaga
Cadradyahay jamaalkaaga
Calashaan hilaacaaga
Cisadiyo sharaftaada
Calashaan wanaagaaga
Curadyohow asluubtaada
Calashaan macaankaaga
Caafimaad ku hadalkaaga
2x

Dhabanada casaankaaga
Caamahaanba muuqaaga
Calashaan jacaylkaaga
Cumamada xusuustaada
Calashaan calashaan calashaan
Calashaan jamaalkaaga
Carfoonaan carfoon carfoon
Carfoonaanta xubigaaga
Codsanaan codsanaan codsanaan
Codsanaanta udugaaga
Caashaqaaga caadhaqaaga caadhaqaaga
Caadhaqaaga tiradiisa
2x

Calashaan woow cudoonaanta
Cugashada obabaay dareenkaaga
Cawiyay axsan xusuustayda
Casuumada xilwa labadeena
Calaashaan baby cawaysinta
Ciyaaraha liibiya jacaylkeena
4x

Exit mobile version