VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cirka ii jira cabbaar - Lyrics

midkaan cugtayeen calmaay cindiga ayarkaan ku hayay haduu igu simo casii cidbaan jirin iga sad roon dhararo culaysaka tira rajudu saw lama cusbaan haduu cuyugnaa wakhrigu gugii saw iima curan alaylhee caawa farxada ma cabiri karee calaakuli xaal cirkaa iijira cabaar cidlada wehelbaan uhelay xuskiibaan dadaal kuladhay casharna waayahaan ka helay nastoo rug caleenle dagay samaan ku cawaysimoo cashadu waa taayadii guushaan caadaysanee alloow isku kaaya calaf
Queue is empty
-- / --