midkaan cugtayeen calmaay
cindiga ayarkaan ku hayay
haduu igu simo casii
cidbaan jirin iga sad roon

dhararo culaysaka tira
rajudu saw lama cusbaan
haduu cuyugnaa wakhrigu
gugii saw iima curan

alaylhee caawa farxada
ma cabiri karee
calaakuli xaal
cirkaa iijira cabaar

cidlada wehelbaan uhelay
xuskiibaan dadaal kuladhay
casharna waayahaan ka helay
nastoo rug caleenle dagay

samaan ku cawaysimoo
cashadu waa taayadii
guushaan caadaysanee
alloow isku kaaya calaf

Exit mobile version