VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ii geeya - Lyrics

dareen ku nagaaday laabata nabdiga ku cel celi xasuusta dhaayahaya aragaaga naadsha ilamaa naxariis u dadshaa maqnaan taada naftayda inkastooykuu nuglaatay nolosha inaan qabsaniyo nasiib wacan aan fishaa qalbi nuurshe weeyee iigeeya farxad nuuxshe weeyee iigeeya nasab ugub weeyee iigeeya noloshaydii weeyee iigeeya waxaan nuxursaday jaclaka markaad nafaqaysay maanka xiisaha niyadaad ku beertay nalbaa ubaxay siraadan rajada naawila iftiinatay nasriga guusha nawaaday beerkiyo kashayda bogayga adaa nadiifshay
Queue is empty
-- / --