VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Intaan single nimo ku daalay - Lyrics

yarka waa darajadayda dubaaqiyo waa naftayda dareenkiyo waa qudhayda dhuuxiyo jidhkayga weeye kashiyo manka udoowan qalbiga isagaa daweeya nal aan damaynbuu udaaray rabibaa iidooray wiilkoo ducadii wa lay aqbalay intaan single nimo ku daalay intaaan daydayay qof fiican duruusaan maraya layaabo markan daaya idaweeyay janadi dunidoo dhan weyoo cid kle kuma doorsanayaayo yarka waa darajadayda dabiibkiyo waa hankayga daryeelkiyo waa hedayda aniga damacayga weeyi jacal daran baan uqaaday qalbiga isagaa ku dayran naftana dajiyo oodabiiba aniga dunidayda weeyi asaga kaligiis ideeqa
Queue is empty
-- / --